Posts

Fariintayda gabadhaha ayey si Toos ah ugu socotaa Intaan iga qaado ina adeer

1- Noqo gabar adag oo aanan qofna ku tiirsanaanin mar waliba Noloshaada dhiso oo wax qabso oo shaqayso. 2- Hadaad waxbarasho ku jirtid ku dadaal waxbarashada oo isku day inaad Noqoto dadka ugu sar sareeya meesha aad wax ka barato. 3- Qofkaan ku rabin ama dan aanan kaa lahayn ha ku qasbin Noloshaada oo ha kadaba cararin sharafkaaga ilaasho. 4- Qofna qalbigiisa ha dhaawicin qof aadan si dhab ah u rabina been ha u sheegin. 5- Xirfad baro oo aad ku shaqaysan karto sida cilaan saarka, cunta karinta iyo waxyaaba kale oo badan oo Noloshaada dhisi kara. 6- Hadaad tahay marwo la qabo reerkaaga masuuliyad iska saar qof adagna iska dhig ilmahaaga iyo odeygaagaba quruxso. 7- Nin waliba Noloshaada haku aaminin gabarey sharaftaada iyo sumcadaada ilaasho, jacaylku yuusan ku indha tirin iyo kalsoonida beenta ee rageena qaar gabdhaha ay ku sasabtaan...!! -Sharafta qoyskaaga iyo taadaba adigaa ilaashan karo, Nina hakula kulmin meel gooni ah, waa isjecelnahay iyo waaan ku kalsoonahay iska ilaaw ragga qaa...